Sacuudiga iyo Ruushka oo ka heshiiyey khilaaf uu sababay cudurka Coronavirus

Sacuudi Carabiya iyo Russia ayaa gaaray heshiis horudhac ah oo muddo bil ah lagu dheereynayo dhimis ay ku sameeyeen wax soo-saarkooda saliidda cayriin, si sare loogu qaado qiimaha saliidda caalamka. Ruushka iyo Sacuudiga ayaa horraantii sanadkan waxaa dhex maray dagaal dhinaca saliidda ah, waxaana suuqyada caalamka ay kusoo fasaxeen saliid badan ayaga isku xumeynaya, taasi … Continue reading Sacuudiga iyo Ruushka oo ka heshiiyey khilaaf uu sababay cudurka Coronavirus